Terms of making money from Google adsense


Google adsense waa adeeg xayaysiis ah oo ay bixiso shirkada google kaas oo ay siiso miikilayasha mareegaha internetka sii ay uu helan fursaad ay ku kasban karan dakhlii 
Iyaga oo kusoo bandhigaya xayeysiisyo mareegaha ay mamulaan mar waliba shirkada google ayaa ah 

Dhex dhaxadiyaha qofka raba in loo sameyoo xayaysimo iyo mareegta rabta in  ay maarti galiso xayaysiintas si hadafka labada dhinac ay unoqato mid miraa dhaal ah oo guuleysta
Markii aad dalbato google adsense oo lagusoo aqbalo waxaad guda gali karta hawshada xayaysiis ee ad lacagta ku kasban laheyd

Adigaa oo soqadaya code qoran oo ay kusiineyso shirkada google waxad dhex dhigi doonta maregtada dabadeed halkas ayaa 
Laguugu xisabinayaa inta qof  ee aragtay ama kudhufutay

Xayaysiinta aad kasoo muujisay mareegtaada mar waliba oo ay daad badan kusoo boqdan
Arkaan ama ay kudhuftan xayaysiinta waa mar walba oo dakhliga kaasoo galaya uu noqanayo mid sare
Xayaysimaha karoo muuqanaya mareegtaada adiga ayaa goankeeda leh nooca  ay noqanyso ilamaa ay jirto dhowr noocood xayaysiin qoraal ah kadiib markii aad goaan ka qadatiid nooca

Xayaysiin ee karoo muuqanaya mareegtada fulinteda ugu danbeysa adiga ayaa leh
Midna ogow in sii sahlaan laguguu soo aqbaloo aysan macquul aheeyn 
Sababto ah waxa jiraa shuruudo iyo wajibaad laga rabo in aad kaasoo badiid intaa aanan lagu siiniin waax ogolansho sharciyadeed ah 
Oo kusaabsan in mareegtaada lagasoo muujiin karo xayeeysiimo

Goobaha ugu fiican ee mareeg laga sameysan karo
Hadii aad rabtiid in aad samaysatid mareeg aad lacag kaa samaysiid waa in ad isticmasha WordPress ama blogger sabaabto ah waa laba gobood ee ugu badan ee ay joogan daadka  

hanoqdan miikilayasha  ganacsato ama akhristayasha sidaas daradeed waxankugula talinii  lahaa labadas goobod Miidkod  in ad ka samaysatiid mareeg adigu ku qaas ah oo sababto ah isticmalka iyo qarashka kaaga baxaya waa miid aad uyar oo nafcii badan kusoo galinaya

Shurudaha aqbalada google adsense 

1. Contact Quality 

Xogtaa ad mareegtada kusoo gudbinaysiid waa in ay ahataa mid tayo sare leh oo adiga kuu qaas ah taas oo sojidan karta soo boqdayasha maregtada sii loo heloo daad kalsooni buuxa ku qaba xogaha ad soo gudbisid sidoo kale xogahaa aad soo gudbinaysiid 


Waa in ay ahadaan kuwoo sharcii ah oo an kaa hor imanayniin sharciyada uu dagsaan shirkada google 
Waxyabaha ad  maregtada kusoo gudbinaysiid waa in ay ka marnadan waxyabaha sababa isku dhaca bulshada sida cunsuriyada been taking hurinta rabshadaha is kooxaysiga budhcabnimada iwm.

2. Traffic source 

Waa in aad heshaa soo boqdayal joogta ah oo weliba ku yimaada sii dabicii ah taas macnahedu waxa weeye daadka soo bioqonaya mareegtaada waa in aay ayaga iskooda usoo booqdan oo aan ladhihin soo booqda maregtas qaabka kaliya aad heerkas ku gaarii kartiidna waa in aad sare uqadaa seo mareegtaada iyo keywords ka aad isticmaashid

3. Ad Placement 

Waa in aay qoorshaysaa meelaha aad kasoo muujin laheyd  xayaysimaha sii aad ugu dajisiid istiraatiijiyada guuleysta oo aan waax dhib ah kaso laabaniin sidoo kalee dajinta 

qorshee dhamaystiraan waxay kaa cawinay saa  in soo boqdayasha mareegtaada aysan
Ku jahwareerin
Mareegtaada hadii aysan laheyn Placement ladhigo xayaysiinta shirkada google  kumasoo aqbali doonto ee siidaas uu ogoow 

4. No free hosting/domain 

Isku daay in adaan marna isticmalin hosting free ah ama domain name free ah sababtoo ah shirkada google waxay mudnanta koowaad siisaa maregahaa isticmaala domain  names ka sareeya iyo hosting  sababto ah waa ilo lagu kalsonan karo ilaa ay isticmaalayan adeegyo lacag ah oo amankooda kor joogteyn lagu haayo 

5. Mareegtaada waa in aay uu dagsan yihiin 

sharciyoo dhoowraya amanka iyo badqabka sooboqdayasha si ay shirkada google  kugu tix galiiso in aad tahay qoof shaqo diyaar u ah oo raba in uu ka miraa dhaliyo hadafkisaa ah in ay  shirkada google u aqbasho in uu mareegtiisa xayaysiisyo kadhex sameyo sii uu dhaqale ugu sameeyo

6. Country Eligibility 

Waa in aad hubisaa in aad joogtiid dalalka ogolanshaaha uheesta isticmalka adeegyada ay bixiso  shirkada google balsee hadii adan joogiin waaxba hawlwaliin waa in aad raadisaa qoof qarabada ah oo jooga wadamada ka baxsan dalka  aad markaas aad joogtiid si aad u isticmashid aad lacag usameysiid

7. Responsive Design 

Mareegtaadu waa in ay ahata mid kaa diyarsan wajahada hore sii aysan sooboqdayasha aysan ugu wareerin isticmalka mareegtaada 

8. SEO Improvement 

Mar waliba waa in aad ku dadasha sidii aad mareegtaada  ugu hormariin  lahayd kasoo muuqashada pageka koowaad ee google ka si aad uu kasbatiid buuran aad sameysid mareegtaada 

Markii laguu soo aqbalo

Markii aad buuxisiid shurudaha aan kor kusoo xusay oo aad dalbatiid in mareegtaada loo furo xayaysiimada labo jawabood midkood ayaa heleyda oo kala ah aqbalida "aproval" iyo diidmo "Rejection " labadaba waxay ku xiraan yihiin sidaas ubuxisay shurudaha aan koor kusoo xusnay 

Hadii lagusoo aqbaloo waa in aad gashaa faylkii aad kusii heysan laheyd ogolaanshada lagu siiyay  ee aah in aad mareegtaada xayaysimo lagasoo mujiyo si aad dakhlii uguu 
sameysiid waana in aad kor joogteyn iyo  ilaali 

iyo cusbonaysiin ku heysaa mareegtaada dhanka google adsense iyo shurudaha kuxiranba
Ogoow shirkada google mar waliba ayay kaala noqon karta ogolanshaha ay kusiisay hadii aad jebisiid mid kamiid ah shirciyada xayeysiismaha kugu dagsan



Comments