Marka laa joogo website WordPress ah inaad internetka dhigato waxa
Jiraa 2 shay oo muhiima oo website-kaga ubaahan yahay, waxa ay yihiin labada shay domain name iyo Hosting, domain ka waxa uu website kaga ka cawinaya in lasoo booqan karo website waa ciwaan ku
hagaya daadka marka ay galiyan internetka website kaga Hosting kuna waxa weyee goobta la dhigayo website kaga filashisa ama Computer ka Internetka ku xidhan ee filasha website kaga haynaya weeyee sida
Aynu naqanoo intaa badan waxa qaraash lacago oo lagu bixiyoo domain ka iyo Hostingka marka laa rabo website in internetka laa soo galiyoo
Madama aynu hada fahansan nahay hosing ka iyo domain ka
Waxa ay yihiin yio in website kasta ubaahan yahay si uu unoqdo mid
Internetka laga helii karo waxa aynuu hada ugudbayna bal inay suuro
gal tahay in la heli karo Hosting free ah ,badanka boqolkiba 95% company ada bixiya adeegyada Hostingka iyo domainka waa domain ka ad ubahan tahay sababta ay uyihiin kuwo lacag ahina waa madama qaraash ku baxo companyada ku siinaya Hosting ka ma domain ka
Hadaba waxaa jiraa company ada qaar bixiya Hosting free ah kaas oo
Aad dhigaan karto website WordPress ah waxa maqaalkenan aynuu
Eegi doona qaar kamida company adas ka hor inta aynaan ugudbin
Company ada bixiya adegyadas aynu is yaar barbar dhigno
Companyada bixiya adeegyada lacagta ah iyo company ada bixiya
Adegyada free ga ah marka laa jogo tayada waxa wanagsan 100% company ada bixiyaa Hostingka iibka ah ama lacagta ah waxana jiraa
Meloo xadidaan oo ay leyihin company ada bixiyaa Hostingka free ga
ah sidaas awgeed qoofkasta oo heli kara qarash uu ku bixin karoo
Hosting waxa 100% wanagsan inu aado company ada bixiya Hostingka
iibka ah balsee qofka aan awoodin qaraash uu ku bixiyoo sido kalee
raba website kooban inu so galiso internetka isla markaana helii
karaya dad yar oo soo booqda waa uu tijaabin kara company da bixiya Hostingka free ga ah
Website ka 1aad ee laga helo Hosting free ah waa website loo yaqaano 000webhost, waxa iska leh company gan company bixiya Hosting iib ah oo la yidhahdo Hostinger website kan waxa uu bixinaya Hosting free
ah oo ay la socdaan adeegyada aad ubaahan tahay marka aad rabto inad website ku host garayso waxa Website kan aad ku host garayn karta website WordPress ah waxana aad ka helaysa wax kasta oo aad ubahan tahay si aad u host garayso website
Waxa kaliya soo xadidaya adeega website kan ayaa ah in websiteka ad
Dhigta hadu hello dad dhigato maadama loogu talo galay in laguu host gareeyo website kan website helaaya dad soo booqda oo yar
Adeegyada ad ka helayso website ka marka aad website dhigayso waa kuwan
● Waxa kaliya aad ka dhigi karto ama ku host garayn karta website kan2 Website oo kaliya
● bog dashboard ah oo aad ka maamuli karto website kaga
● si fudud ayad ugu duubi karta WordPress
● waxa aad uhaysata ogolansho website ka databasekisa iyo ftp-ga
● 1 GB oo storage ah
● 3 GB oo bandwidth
● waxa aad helaysa website builder free ah
2. Byet. Host
Company gan waa Company jiraa hada ilaa 10 sano, waana mid kamid
Company ada adeegoda hosting ka freega ahii ugu wanagsan yahay waxa ay bixiyaan adeegan
● kayd aan xadidnayn ayay bixiyaan dhanka filesha balsee halka file cabirkisu inanu ka waynan leyihin 10MB
● bandwidth ama soo booqasho aan xadidnayn
● subdomain ama domain kuu gaara ayaad u isticmali karta website-kaga
● si fudud ayad WordPress ugu shubi karta
● waxa aad helaysa vista panel
● waxa aad dhigan karta email
● waxa aad uu haysata ogolaansho dhamaystiran server ka iyo fpt ga website kaga
● MYSQL databases aan xadidnayn ayad samayn karta
3. Awards pace
Award space waa website kale oo aad ka helayso Hosting free ah oo ad
Dhigan kartoo website WordPress ah. Waxa websitekan aad dhigan karto website WordPress ah. Waxa websitekan aad dhigan karta website bishii heli karayaa ilaa 5000 oo soo booqdayal ah waxa
Inta kadiib ay ugu talo galen inad Hostingka kiraysato si ay kugu kordhiyaan daadka soo booqanaya website kaga waxa bishii loogu
Taloo galay inad bixin karto 0.19$.
Adeegyada uu bixinayo website kan
● waxa aad dhigan karta website kan ilaa 4 website
● si fudud ayad ugu shubi karaysa WordPress
● waxad ad isticmalii karta domain aad iibsatay oo kuu garaya ama subdomains 3 ah
● waxa ay ku sinayan control panel kuu gaara
●waxa ay ku sinayan online file manager
● waxaa ay kaa cawinayan dhanka MYSQL databases ka
● waxaa aad dhigan karaysa email
● 1 GB storage
● 5 GB bandwidth
4. x10 Hosting
x10 Hosting waa website isticmalaya cloudka oo xogtada oo dhan ku
Kaydinaya cloudka halka webiste yada kale ee bixinaya Hosting ka freega ahii ay isticmalayan hal server oo xogta oo dhami ku jirayso ,
Hosting waxaa uu isticmalaya isagu cloudka adeegyada uu bixinayo website kani
● Xoogta website kaga oo dhan waxa lagugu kaydinaya cloudka
● bandwidth aan xadidnayn
● 512 MB oo kayda
● waxa aad isticmalii karta sub domain ama domain adiga kuu gaara oo aad iibsatay
● waxad aad haysata ogolaansho dhamaystiran serverka
● si fudud ayad WordPress ugu shubi karaysa
5. Infinity free
infinity free waa website ay l leyihin company laa yidhahdo fastnet oo
Leh sidoo kalee website aynu hore utilmaamnay oo la yidhahdo byet
Waxa website kani bixinaya adeegyo aad ubadan oo aanu jiirin website kale oo bixinaya
Adeegyada uu bixinayo website kan
Storage aan xadidnayn balse halka file cabirkisu waa inanuu ka waynan 10MB
● Bandwidth aan xadidnayn (balse maalinki ku eeg 50,000 oo soo booqde
●sii fudud aya loogu shubi kara WordPress
● waxa aad uu isticmalii karta domain aad iibsatay oo ku gaara ama
Waxa aad isticmalii karta sub domainka ay bixinayan
● 10 email accounts
● 400 MySQL databases
●PhP 7.3 support
● Cloudflare CDN
● SSL certificate
Waa ay ka badan yihiin website yada bixiya Hostingka free ga ahi inaha aynu tilmamany , waa 5 ugu wanagsan ee laga helii karo internetka wakhtiga maqaalkan aynu qorayno





Comments
Post a Comment