Cryptocurrency waa lacago digital ah lacago hawo ah kuwas oo aan ahayn
Lacago laa taaban karo si toosa loo arkii, balsee ku kooban qalabada
telefoonada iyo computers ka dhexdooda, lacagahani hada waxa ay qiimahoda yahay 2 tiriilion oo dollarka maraykanka ah, wana lacago koraya oo mustaqbalka dhaw loo arko inay noqon doonaan lacagaha lagi isticmaali doono internetka oo dhan gabi ahaan
Midaa ay ku wanagsan yihiin lacagaha ayaa ah inay yihiin lacago ay malaayin qof ka shaqaystan sarifkoda iyo sido kale malgashigoda
Wana waaxyabaha qarnigan aynu joogno hadad malagashato aad dhaqale fiican ka samayn kartid sido kale aadna ka shaqaysan katiid qaab sariif ah hadaba waxa jiraa xogo badan oo lacagahan ku saabsan
oo ay muhiim tahay inad ogaato si aad lacagaha uga shaqaysan kartiid han malgashii ah iyo sido kale hab isku badbadalka lacagahan ahba waxa maqalkan aynu ku eegi doona 5 taloo muhiima oo intaa adan lacagahan suuqoda galiin ay muhiim tahay inad ogaato intaa anaad galin suuqa cryptocurrency
Suuqa cryptocurrency waa suuq aan ahayn soo gaal oo hantiile ka noqo
Waxa jiraa daad badan oo fahan haysta ah in suuqan uu yahay soo gal oo hantiile noqo suuqan waa suuq ay ku jiraan daadyaw malaayin ah,
Waxana ay malayinta qof uso galan suuqan inay ka shaqaystaan oo dhaqalee faaido ah ka sameyan hadaba waxa
Jiraa dad badan oo fahan hasta ah in suuqan uu yahay soo gaal oo hantiile noqo suuqan waa suuq ay ku jiraan dadyaw malaayin ah waxana ay malayinta qof uso galan suuqan inay ka shaqaystan oo dhaqalee faaido ah ka sameyan hadaba waxa waajiba in malaayinta
Qof ay qaarkoodna faaido samaynayan qaarkodna ay khasaarayan hadaba waxa la sido kalee aad ka samayn kartaa faaido waxase la huba
Suuqa marka aad soo gasho inaad la kulmayso khasare waxa sido kale aad ka samayni karta faaido waxasee la huba waa inad khasare la kulmaysida mar,uun intaa aad suuqan ku jirto hadaba waxa muhiima inad ogato marka ad suuqan soo galayso in aad khasaare iyo faaido la kulanto labadaba inad rajayso oo kaliya aanad ku xisabtamin faaido
Cryptocurrency waa mid is bedbedesha, maalgashiga aad ku samayso waa mid khasare iyo faaido labadaba udhaxeeya
Cryptocurrency lacagaha ahii waa lacago is badbadala tasii waxa ay kuu shegaysa inaadan si dhamaystiran u ogaan karin lacagahan iyo sidaa ay noqon doonan dabcan waa laa saadalin kara wana sababta
Malaayin umaalgashtan in la saadalin karo hadanase waxa dhicii karaa waxaa laa saadaliyay inay khaldanan karan oo lacagahani noqon karan sidii aad ka filaysay sii ka duwaan waxa muhiima marka inaad ogaato marka aad maal gashanayso lacagahan in aad ubadheedho ama aad diyar uu tahay inaad waajahdo khasaare iyo faaido labadaba
Lacagaha cryptocurrency maaha lacago lasoo celin karo
Lacagaha cryptocurrency waa lacago anay jiriin cid mamusha tasii waxa ay khadka ka saaraysa jiritanka ciid aad la xidhiidhi karto oo lacagahan hadad ubahato waax kaala qaban karta hadii aad lacag dirto
cryptocurrency lacagtas in lasoo celiyaa mahaa macquul lama soo celin karo lacag la diray cryptocurrency madama ayna jiriin cid lacagahan
mamusha oo lacagta soo celiin karta waxa muhiima marka inaad marka aad lacag dirayso aad hubsimo badan samayso oo aadan ku dagdagin dirista lacagta madama hadad lacagta khalado aanad diib uhelayn lacagta
Haa daynsaan lacag sii aad uu malagashato cryptocurrency
Sida aynu ku sheegnay taladii laad iyo 2aad suuqa cryptocurrency waa
suuq aan ahayn soo gaal oo hantiile noqo iyo sido kale in aanu ahayn
suuq maalgashigiisa si dhamaystiran loo saadalin karo waxa intaa oo
dhan ku sheegayan inaad udiyaar gaeawdo inaad khasare iyo faaido
labadaba aqbali kartiid hadaba haa daynsan lacag sii aad cryptocurrency uu malagashato ama aad uga shaqaysatid qaab sarif ah
Madama lacagta aad ku khasarii kartiid adigana aad daynsanan karto sidaas awgeed ma wanagsana inad lacag daynsato si aad cryptocurrency lacag uga samaysid
Haa siinin lacagtada cryptocurrency ah dad kale si ay kuugu shaqeeyan
Dad badan oo samali ah ayaa malin kasta waxa lagu dhaca in la yidhahdo lacagtoda cryptocurrency ah aanu idin kushaqayno faaido badan idiin samayno hadaba waliga cryptocurrency lacag ah oo aad
Leeyahay ha siiniin ciid kale si ay kuugu shaqayso 2 sifoodba sifada
1aad suuqan maha waax la hubo in lacag samayn karo 100% sidas awgeed waa aay ku khasarii karaan daadkasi lacagtads sifada 2aad
Waxa jira oo waliba sidaa badan ah dad sheegta inay sameeyen robot ama
Computer ku shaqaynaya lacagtadana kugu samaynayo lacag badan oo kalee waxa kamida daadkas iyo aaladaha ay samaysten ee tuugta ah sida aaladi maalmihi dhawaayd hawada ka baxday ee rtadebot oo kale
Waxaa jiraa daad badan oo lacago looga lunsaday aalada iyo aaladaha kale ee ku odhanaya Computer ama robot ayaa kuu shaqaynaya oo lacag kuu samaynaya marka kaa taxadir inaan lagugu dhicin aalaha
Lacagtadana aan lagaa lunsan
Gunada
Waxa jira talayin badan oo ku saabsan cryptocurrency oo muhiim ay tahay inad ogaato inta anad soo galin suuqyada cryptocurrency balsee 5 tan talo ayaa ah kuwo ugusi muhiimsaan suuqakan hadaba 5 tan talo waxay yihin kuwo in badan samaynaya inad soo gasho suuqyada iyo in aanad so galin

Comments
Post a Comment