waxa jiya bangiyo badan oo International ah kuwas oo aad lacag aad ka diri karto adigoo Internetka isticmalaya sii lamida adigana lagaga soo dirii karo waxa bangiyadas ugu cansan laba bangii oo la kala yidhahdoo paypal iyo payoneer maqalkenan waxaynu sii gar ahaa
uguu lafoo guri dona bangiga loo yaqanoo payoneer madama uu yahay hada bangigaa laga isticmaali karo wadankena halka bangiga
paypal uu ka xidhan yahay wadankena oo an laga isticmaali karin wadankena waqtiga aan maqaalkan qoraayo
Payoneer waa bangii calamii ah (International ah) kaas ka shaqeeya ku dhawaad 200 oo wadan waxa bangigan adigo adegsanaya aad
lacag ugaa dirii karto qof kaa foog oo jooga wadan kalee sii lamida adigana waa lagugu soo dorii kara waxa bangigan uu aqbala lacagaha Internetka iyo qababka kala duwan ee Internetka lacag looga diiro waxa bangigan uu
Aad ugu wanagsan yahay dadka ka shaqaysta Internetka madama ay jiran websit-yo badan oo aqbala in ay payoneer ay lacag ku diran
Waa maxay payoneer
Payoneer waa bangii laga leeyahay wadanka maraykanka kaas oo ah bangii International ah bangigan waxa uu gudaha wadanka maraykanka ka yahay bangii caadi ah oo
international ah isla markana bixinaya adegyada ay bixiyan bangiyada kale bangigan ayanay ku koobnayn shaqadisa wadanka maraykanka balsee daadka kalee ee dafaha aduunka kala jooga ayaa awood uleh
Inaay bangigan adegsadan akoona ka furtan inkasta oo sida loogaa furanayo akoonka aynu gadal uga hadii doono
Sidee ayuu uu shaqeeya payoneer bank
Payoneer waa bangi lamida bangiyada kale Internationalka ah kaso usuuro galiya isticmaalayashisa inay kaa helan adegyada kaso usuuro galiya isticmaalayashisa inay lacag diri karan iyagana losoo diri karoo qaab
Ku kooban wadanka maraykanka iyo dafaha calamka mid kamida waxyaabaha uu payoneer uga duwan yahay bangiyada kale waa inu usuuro galiyo macamisha inaay kaa furtan
bank account wadan kale oo aan ahayn wadanka ay dagan yihiin tusaale adigoo jooga somaliya aya bank account ka furanaysa wadanka maraykanka lacagta wadanka
maraykanka laguugu so diiraya bank account-ga aad ka furatay wadanka maraykanka sii sidaa lamiida ayad ka furan karta bank account wadamada kale sida ingiriska faransiiska iyo
wadamoo badan oo kale wadan kasta oo aad ka furato bank account lacagta wadanka aya lagugu soo diiri kara
Sidoo kale payoneer hadii akoon ka furato dhanka webiste-kisa
Waxa lagugu soo diri kara lacago account-ga lacagta kugu so dhacdana waxa aad kula bixii karta bangiyada ka shaqeeya wadanka waxa
sidoo kalee payoneer bank uu bixiya adeegyada siida isku badalka lacagaha dirista lacagaha sii calami ah iyo helitanka lacagaha si caalami ah
Waxa uu payoneer bank account aqbala 7 lacagood oo kalaa duwan waaqtiga an warbixintan qorayoo waxa aad awood uleedahay inad 7 lacagood ee kala duwan aqbali karto oo lagugu so dirii karo
Payoneer kadibna aad isku badalii karto lacagaha oo lacagta laga isticmaalo wadankaga aad ka dhigaan karto waxase muhiima in
Payoneer uu kaa qaadii doono lacagoo khidmad ah marka uu kuu qabanayo adegyada sida lacag isku badalka iyo lacag diristaba
Sidee lacag loogu Hela payoneer
Waxa lacag loogu heela payoneer laba qaab qabka 1aad waa in lacagta lagugu so diro payoneer account waa akoon aad ka furanayo
website-ka payoneer isla markana lagugu soo diro karoo lacagta waxa uu payoneer account lamaiid yahay PayPal account waxana lacag lagaga so dirii kara account kale oo
Payoneer ah iyo sido kale qababka lacagaha la isuguu diro ee kala duwan qaabyo kamida qaabka 2aad ee payoneer lacagaha lagugu soo dirii karo waa in laguso dhigo lacagta hadii aad
ledahay payoneer bank account. Payoneer waxa uu bixiya akonoo bangi ah kuwas oo lamida akoonada ay furan bangiyada ku yalaa
wadamada waxana lacag laguso dhigii kara akoonada aad ka furatay bangiga
Waxa laga yaba inaad isku qaladiid payoneer website account iyo payoneer bank account balsee
Waa laba kala duwan ah kuwas oo lamida akoonada ay furaan bangiyada ku yalaa wadamada waxana lacag laguso dhigii kara akoonada aad ka furatay bangiiga
Waxa laga yaba inad isku qaladiid payoneer website account iyo payoneer bank account
balsee waa laba kala duwan midii waa dhanka website-ka akoon dhanka bangiga aad ku yeelato waxa aan rajeynaya inaad kala fahantay
Website-ka aqbala in ay lacag ku diraan payoneer
Miid kamidaa suuqyada uu hiigsado payoneer waa suuqa freelancing ka iyo ganacsiyada ecommerce-ga ah .waxa aqbala website-ska ugu waawayn ee dhaqalee laga sameyoo payoneer sidaa
Fivver, upwork iyo Google adsense inkasta oo Google adsense uu aqbaloo kaliya wadanka maraykanka adsense account-ga ku xidhan
Waxa aan uga jeeda akoon adsense ah oo wadanka maraykanka ku verify garaysan ayaa kaliya aqbala payoneer sida muuqata qoof kasta oo xirfada freelancing ka iyo ecommerce raba inu ku shaqaysto
Payoneer waa u muhiima sababtuna waxa weeye waxa uu usuuro galinaya inu lacagaha ka helii karoo dafahaa calamka
Tasii waa payoneer account midkan aan tilmamay website-ska aqbala. Balsee payoneer bank account hadad ledahay waxa aqbalii kara
website-yo ka tiro badan inta aan tilmamay waxana aqbali kara Intarneetka oo dhan madama ay laa socdaan akoonada kaadhadhka lacagaha loo isticmalo ee debit card iyo credit card sidaa master card visacard iwm.
Payoneer
Mid kamida suuqyada uu hiigsado payoneer waa suuqa freelancing iyo ganacsiyada ecommerce-ga ah waxa aqbala website-ska ugu waawayn ee dhaqalee laga sameyoo payoneer sidaa Fivver upwork iyo Google adsense
inkasta oo Google adsense uu aqbaloo kaliya wadanka maraykanka adsense account-ga ku xidhan Waxa aan uga jeeda akoon adsense ah oo wadanka maraykanka ku verify garaysan
ayaa kaliya aqbala payoneer sida muuqata qoof kasta oo xirfada freelancing ka iyo ecommerce raba inu ku shaqaysto Payoneer waa u lacagaha ka helii karoo dafahaa calamka
Tasi waa payoneer account midka an tilmamay website-ska aqbala balsee payoneer bank account hadad ledahay waxa aqbalii kara website-yo ka tiro badan inta aan tilmamay
waxana aqbali kara Intarneetka oo dhan madama ay laa socdaan akoonada kaadhadhka lacagaha loo isticmalo ee debit card iyo credit card sidaa master card. Visacard iwm
Yaa isticmaali kara payoneer
Waxa isticmaali kara payoneer qofkasta oo jooga wadamada kala duwan ee aduunka waxa kaliya aad ubahan tahay inaad akoon ka
Samaysato website-ska payoneer kadib waad haysata akoon payoneer ah inta kadiib waxa ad dalban karta hadad ubahan
Tahay kadhka bangiga ee payoneer kaas oo inta lagu sameyoo lagauso dhibii karo laguuguna kenii karoo halka ad joogto iyado ay
ku xidhan tahay in laguu keenii kaaro halka aad ku sugan tahay marka in laa keeni karo iyo in kalee micnaha waxa aan ujeeda in kaadhka laguso gadhsiin karo oo wado laguso mariyo la heli karo
Ugu daybahan qofkasta oo rajeynaya inu Intarneetka dhaqale ka sameyoo islaa
markana jooga wadankena hooyo waa oo kaa payoneer madama aanay jiriin shirkad kale oo lamida oo ka shaqaysa wadankena wakhtigan aan maqalkan korayk payoneer
Waxa uu kuu suuro galinaya inaad akoon ka furto bangiyada wadamo qalada oo anaad joogin sidoo kale

Comments
Post a Comment