Talaboyinka
Riix CPU ga /siistam yuniitka badhankiisa
Sidee loo sameya faylka ?
Talaboyinka
Taboo gacanta bidix ee mooska adigoo meelbanan oo shashada jooga kadiib doroo new hadana doroo
Sidee loo masaxa fayl ?
Talaboyinka
Irbada mooska dulgee faylka kadib badhanka taabo dooro delete
Sidee loo soo celiyaa fayl ?
Talaboyinka
Soo furo recycle pinka, doroo faylka aad rabto inaa soo celiso gacanta bidixda mooska Taboo adoo faylka duljoga kaa diib restore
Sidee loosoo saara faylasha shahadada ?
Talaboyinka
Gacanta bidixda ee mooska taabo adoo duljoga meel banaan oo shashada ah kadiib doroo view kadibna sax show desktop icon
Sidee loo qariyaa fayl ?
Talaboyinka
Adoo falka dul jooga gacanta bidixda ee mooska taabo dooro
Properties, hidden, apply, ok
Sidee loosoo saraa faylka qarsoon ?
Talaboyinka
Haadii ad isticmaleyso windows 7 soo fur kombiyutarka taabo geeska pkoree ee bidixda organize folder and search options view show hidden file folder oppiy, ok
Sidaa loo badaloo faylja shahadada yala ?
Talaboyinka
Gacanta bidixda ee mooska taabo shashada korkeda meel banan doroo personalize, change desktop icon, sax ama kaa
qaad sixida doroo apply, ok
Sida loo badaloo sawir shadada yalaa ?
Talaboyinka
Bidixda Taboo ee mooska doroo personalize kadiib doroo sawirka aad rabto
Sidee loosoo furaa Microsoft Office 2007 ?
Talaboyinka
Taabo xalamada loo yaqan istaarti bottom dhinaca hoose doroo All program Microsoft Office , soo foroo mistakes aad rabtoo inaad isticmaasho
UNIT THREE
mikolrosooftii woordhi
Mikrosoofti woordhi waa garaafka erey qoraleedka ka shaqeysiiya kaas oo isticmalaha uu ku qoran karoo ujedoyinkisa unaa ogolaanaya isticmalaha kombiyutarka in uu ku keydsado qaraaqihiisa
Magacda Ms woordhiga
1 Quick access toolbal
2 Ribbon tabs
3 Title bar
4 windows controls
5 help button
6 view ruler button
7 Vertical scroll bar
8 Brows button
9 Zoom tools
10 view buttons
11 status bar
12 text area
13 document information
14 vertical ruler
15 tap selector
16 Office button
17 cursor/ l pin
18 Ribbon
19 Horizontal tuler
Qaybta kowad kiliib boordhi riibomka
Qeybaha kiliib boordhiga
CUT = Ctrl + X
Copy =Ctrl +C
Paste =ctrl + V
Format painter = ctrl + Shift = C
CUT Or Ctrl + X waxa loo isticmala inaad ku masaxdo qoralka
Copy/kobii waxa loo isticmala inaad dhigato meel kalee qoraalka aad soo koobiyaysay
Qaybta labad farta
Qaybaha foontiga waa 14 miid miid baan u arkaynaa shaqadooda
Bold = Ctrl + B Booldii/ bold waa inad madoobaysa qoralka calamadaysa
Itaaliik / italic waxa loogu taloo galay in lagu jifjifiyo farta aad calamadaysay
Italic =C + I italic waxa loogu talo galay in lagu jifjifiyo farta aad caalamadaysay
Underline =Ctrl +U Underline inaad xarijin hoose usameyso qoraalka calamadisa
Subscript = Ctrl + =create sabiskribti waxa loo isticmala in aad qooral ama qoraal kore yar yar ku sameysa
Text tekisti haylat kolor qoraalka ayuu ka dhiigaya sidii in lagu calamadiyay qalin kalar leh
Waxa loogu talo galay in lagu badalo farta kalarkeeda
J
eenji kays waxa loo isticmalaa in lagu waaweyneyo xurufta sidoo kalee laguu yaryareeyo
Foonti says waxa loo isticmala in lagu badalo muuqa farta
Qaybta sadexaad baaragiraaf
Calaamadaha waxa loo isticmalaa in lagu sameyo calamado qurxinaya fafarta
Waxa kalee oo jiira iyagoo tirooyin ah iyo xuruuf weyna isku xigxigaan
















Comments
Post a Comment