UNIT ONE What IS COMPUTER

kombiyutarka waa qalab ku shaqeya koronto  kaas oo aqbalaya xogta  gudaha loo galaiyo 

Badhis ku sameynaya marka kadibna ina siiya xog ina siiya xog taas oo bananaka usoo baxda 


Qaybaha kombiyutarka /

qaybtaa laa taban karo ee bananka tala 

Qaybta laa arkii karo ee gudaha 

Hardware ka waa qayb laa arkii  karo ee kombiyutarka ama laa taban karo sida mouse ka I.w.m

Software ka waa qaybta gudaha ku jirta  een lataban kariin balsee laa arkii karo sidoo kale waa qaybta ka 

Shaqaynaysa aalada kombiyutarka 


Qaybaha aas  aasiga bananka

Kayboordhiga waa qalabka qoralka ee shaqadiisu ka dhacayso gudaha kaas oo qoof ka isticmalaya kombiyutarka uu xoogta uu ku qoro laga arkayo gudaha alada 


Mowska waa  qalabkale oo isaguna shaqadisu gudaha ka dhacayso oo loo isticmalo in lagu  calamadiyo ama laguu dorto  2 ama 3 walax /shay oo kombiyutarkeena ku jiraa 


Mooniitar waa qaybta soo gudbisa dawashada iyo sawirka haday noqdan kuwo adag ama kuwo fudud 


CPU oo losoo  gabiyay   Central Process Unit waa maskaxda kombiyutarka 


Qaybaha laa arkii karo ee gudaha

1 Programming software 

2 System software 

3 Application software


Borogiramin software waa software kaad oo ka cawinaya qofka borogiraminaya kombiyutarka in uu ku hor mariyo ama ku sameyo software kale

System software  waa qayb kombiyutar borogarim ah kaas oo loogu talogay kombiyutar hardhiweera oo ah qalabka sare iyo ablikeeshinada

Ablikeeshin  softwareka waa  kombiyutar borogiraam loogutalo galay inuu cawiyoo daadka oo ay ku sameyaan waxqabad 


input devices Qalabka shaqadoodu gudaha ka dhacdo

Imbut dhifays waa qalab kaas oo loo isticmalo in uu xogta gudaha u galiyo kadibna bara kombiyutarka kaas ayaa loo yaqana input device sida keyboard , mouse trackball , joystick 



Qaybah kayboordhiga

Control keys

Function keys

Typing/alphanumeric keys

Navigation keys

Numeric keypad

Indicator lights


Qaybaha mowska


Right click 

Left click 

Scroll wheel


 Qalabka shaqadiisu bananka usoo baxayso

Ootbut dhifays waa qalab loo isticmalo inuu ka muujiyo shaqadisa banankana usoo saaro sida monitor. Printer,speaker.  Headphones,  waa afarta tusaale ee qalabka ooutbutka


WAA MAXAY MOONIITER


Mooniitarka waa qalab shaqadiisa bananka usoo saara kaas oo sawir ahaan inooga tusa shashada kombiyutarka 

Birintarka waa qalab shaqadisu bananka tahay kaaso bananka usoo saara waraqaha 

Isbiikar/sameecadaha waa qalab shaqadisu bananka usoo baxdo kaasoo loo isticmalo in lagu maqo/lagu dhageysto cod uu soo saarayo kombiyutarka 



 



Comments