inaad ka sinto farta dhinaca bidixda
Durjiinta dhinaca bidix ama midig
Cabirka ay isku jiraan labada sadar ee qoraalka
Laynka hoose ee qooralka waxa loo isticmala in in lagu sameyo layman kaas oo ku xeeran /owdan qoraalka
Soortii waxaa loo isticmala in lagu hagaajiyo xuruufta sida ay iskugu xigaan iyo tirooyinka sidaa ay uu kala waa weynyihiin
Qeybta afaarad badalida farta
Labada farta waxaa loo isticmaalaa in lagu sameyoo far qoraaleed kala duwaan sidoo kale waxaa loo isticmala in lagu sameyoo sidaa ay siku hoos yimadan cutubyada iyo cashiradooda
Part five editing
Find waxa loo isticmalaa in lagu raadiyo qoraal ku jira faylka
Replace waxaa loo isticmalaa in lagu badalo qoraal horey ugu jiray faylka
Salakti waxaa loo isticmalaa in lagu wada doorto qoraal ama walax
Insert tap
Part one
Inaado soo doorato waraaq sharaxan oo ku jirta cover page
Inaad sameyoo waraq cusub oo madhan
Inaad sameyoo waraaq cusub oo hoose
Bart two
Table
Inaad sameyso shaax soona galiso faylka 
Table, ku qor tirada tirka iyo tirade safka taabo ok
Part three
Illustrations
Inaad soo galiso sawir ku jiraa faylasha bananka
Talabooyinka
Taboo meesha sawirada, dooro faylka ay sawirada ku jiraan, dooro sawirka , taabo inse
rt
Waxaa loo isticmalaa inaad soo galiso falka gudihiisa sawiro daawasho iyo codad sawir ahaan
Sameysan sidaa afar xagal, goobo iyo kuwo kaloo badan
Waxaa loo isticmalaa in aad soo galiso farshaxan kaasoo lagu sameyoo sawirada
Xidhidhka leh
Steps
Taabo smart art, dooro mid kamid ah sawirada, taabo OK,
Jaarti waxaa loo isticmalaa in aad soo gashato sawiro aad isku barbardhigayso kala sareyntooda
Steps
Taabo chart, dooro mid kamid ah sawirada taabo OK.
Part four
Header & footer
Waxaa loo isticmalaa in lagu sameyoo xariiqin sare oo loogu talo galay in lagu qurxiyo sidaa magacda xafiisyada I. W .M
Waxaa loo isticmalaa in lagu sameyoo xariiqin hoose oo loogu talo galay in lagu qurxiyo sidaa ciwaanada iyo taleefan number' ka I. W. M
tirooyinka waraqaha inaad uu sameyoo waraqda
Steps
Taabo page number dooro meesha aad kaga sameyneysa tirade warqada iyo bidix ama horeysa
Soo furo page number, doroo inaad kaga sameyso dhinaca hoose, dooro page number
Dhinaca bidixda ee korka , dooro format page number, starte at I, taabo, ok
Waxaa loo isticmalaa inaad soo galiso farshaxan qalqalooca oo quruxsan
Waxaa loo isticmalaa in lagu sameyoo qoraal xarafka ugu horeeya uu weynyahay sida War saxaadadeedyada oo kale
Page layout
Part one page setup
Margins inaad soo doorato xadadka warqada ama aad badasho waraaq gooni ah cabirkeeda
Orientarion waxaa loo isticmalaa in qoraalka warqada joog iyo jiif ugu daabacdo ama ugu qorato
Size inaad doorado Cabirka warqada
Columns inaad qoraalka u kala jarto labo dhinac iyo in kabadan
Breaks inaad kala jarto warqada qeyb ama qoraalka iyo inaad waraaqaha ku badiso
Line number inaad u sameyso qoraalka leynwalba tiro
Hyphenation inaad furato xariijiinta loo isticmalo marka qoraalka kuu deeqiwaayo waraaqda si uu isugu xidhmo qoraalka
Part two
Page background
Fiyuuska dambe ee waraaqda inaad soo galiso qoraal
Inaad soo doorato midabka warqada inaad warqada ku sameyso sharaxaad ku wareegsan / xeeran




















Comments
Post a Comment