Chatgpt waa aaladi taarikhda Internet-ka noqotay
Aalada wakhtiga ugu yar ku heshay malaayin
Isticmalayal ah, aalada Chatgpt waa aalad baladhan
Balsee maqaalkenan waxaa aynu ku eegi doona sidaa chatgpt loogu qoro maqaalo Google kaso muuqda
Ka hor inta aynan ugudbin sida chatgpt loogu qoro
Maqaalo Google kaso muuqda waxa aynu ku eegayna
Waa maxay chatgpt. Chatgpt waa aalad Al ah lasoo
Saaray dhamaadki sanadki 2022 awoodna uleh in ay ka
Jawaabi karto su, aal kasta oo cilmii ah ama taarkh ah
Ama caqli ku salaysan aaladan waxa lagu tababaray xog badan oo Internet-ka
Ku jiraa waxa ayna awood uleenahay
Inta su. Aalaha uga jawabi karno sida adamaha qab qoraal ah
Inta hadaynu kaga nimaadno waxa ay tahay chatgpt
Waxa aynu uu imanayna sida chatgpt loogu qoro maqaalo Google kaso muuqda. Maqaalada chatgpt
Lagu qori karo waa maqaalo English ah maadama chatgpt aysan wali awood ulahayn inay fahanto badanka luqadaha somaliga oo su,aalaha anay kaga jawabi karin afsomali ee
ay kaga jawabi karto luuqada English luuqado ay ka mid tahay si aad chatgpt maqaal ugu qorto waxa aad ubaahan tahay inad chatgpt usheegto topic mawduuca aad ubahan tahay laga qoraayo sido kale waxa aad ubahan tahay dhererka maqaalka aad uhaahan tahay inaad qorto sidaa caadiga ah jawabaha chatgpt
Su, aalaha la waydiyo ay ka bixiso dhererkoodu waa dhexdhexaad mana ahaa inta badan dhererka maqalada ama articleska oo kale, dhanka kale waxa aad ubahan tahay chatgpt in aad usheegto qaabka ay maqaalka uu noqdo mid seo leh si maqaalka uu noqon karo mid Google ranking kaso muuqda
Waax muhiima maarka aad maqalka ku qorayso chatgpt inaad aalada siiso hanan ay raacdo kaso oo
Maqaalka dhererkiisa iyo sido kalee seo kisa ay ku ilaalinayso, waxyaabaha aad ubahan tahay ay ku cover garaynayso maqaalka waxa loo siin kara siyaabo badan
Hananka ay uqorayso chatgpt maqalka waxase aynu
Eegii dona tusalayal wanagsan oo ad isticmasho karto kuguna guulaynaya in maqaalka aad rabto chatgpt inay ku qorto inta uud oono ha leekado e sido kale mawduuca uu doono ha ahaado ee
Tusaale-ha 1aad
Hadii dhererka maqaalka ay chatgpt qortay koobnaado waxa aad qoraysa continue si qoraalka ama maqaalka wax kale ugu sii darto.
Marka chatgpt kuu qorto maqaalka aad ubahantaheyd hada waxa aad ugudbaysa in ay kuu samayso
Keywords-ki seo aad u adeegdsanaysay, sido kale titleki ama ciwanki maqaalka iwm waxa aad isticmasha su,aalahan
Qorida keywords, -ka,ciwaanka maqaalka, iwm
Waxa chatgpt ku qoraysa maqaalka kadib ciwaanka iyado 5 ciwaan o kala duwaan midka kula haboonadana aad dooranayso ay ku qorayso waxa kale oo ay ku qoraysa keywords ama tags aad u isticmasho
Maqaalka waxa sidoo kale ay ku qoraysa description-ka qoralka lagu qorto oo kooban ,sido kale waxa ay ku qoraysa ciwaanka ama qoraalka sawirka feature-ka u ah
Maqalka aad ku qorayso
Waxa intaas kadib aad diyaarin doonta maqal
Wanaagsan dhanka akhrinta, dhanka seo
kamid noqda maqaalada Google ranking kaso muuqan kara maadama dhaman waxyabihii kala duwana ee maqaalka uu ubaahna chatgpt kuu diyaarinayso qaabkas kooban ayad maqaal udiyaarin karaysa adigo isticmalaaya chatgpt
Comments
Post a Comment